Arin Qaran Jaba Ku Ah Qaranka Somaliland Oo Uu Ku Kacay Gudoomiyaha Jaaliyada somaliland ee Dalka Finland Isgoo Mashaariic Lagalay Puntland Ninkan Oo La,Qabiila Mdaxawayne Biixi Iyadoo Hayiyada Qurba Joogtu Indhaha Ka Qarstay Arinkas

Waxa Layaableh Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Finland Oo Lagu Magacaabo Xasan Cali Cabdi ( Sadexle) Geestakalena Waxa Uu Ku Magacaabanyahay Hassan Abdi Ali Chair FINNISH SOMALIA NETWORK

Hadaba Sida Kaaga Muuqata Sawirkan Uu Lasoo Galay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland Mr dani Waxa uu Ku Tusaysaa Inuu yahay Nin U Adeega lana Ceesha dawlada Soomaliya Waana Qaranjab Isgoo Ah Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Finland Inu Ku Kaco Aafo Qaran,

Waaxda Qurbajooga Wax Badan baa loo Gudbiyey Dacwada iyo Eedaha khaa’inal wadanka ah ee uu ku kacay Xasan Cali Cabdi ( Sadexle ) iyo Xasan Nuur oo loo yaqaan ( Xasan (17) Facebook Madoobe )oo ah xoghayntiisa gaarka ah nasiibdaro waaxda qurbajoogu waxba kama qaban arinkaa illaa iyo hadana liiska jaaliyadahana lagama saarin labada nin ee somaliland maamul goboleedka ka dhigey

Fadexadaha Ay Ku Kacayaan Qurba Joogta Iyo Qolqol Joogta Qaarbadan Oo kamida Beesha Madaxwayne Biixi Waxay Cuqdad Iyo Colaad Galinaysaa Shacabka Reer Somaliland Ee Yaabka Iyo Amankaaga Ku Maqan Hadaba Bal Aan Eegfno Sida Uu ka Yeelo Madaxwayne Biixi Arimahan Inshaynu Ku Hayn Wabilaahi Tawfiiq.

Wariye Madax Banaan Al Cadeeye.