10 Tobanka Maalmood Ee Aduunka Ugu fadliga Badan xataa Jahaadka Ka Fadliga Badan Waa Tobanka Ilaahay Ku Dhaartay–Walfajiri Walayaalal Cashara–Soonka waxa uu Bilaabmayaa 22July oo Ku Beegan Arbacada Wiiga Dambe Ka Faa,iidayso Soonka Sadaqada Akhriska Quraanka Taqwada Iyo Tawxiidka ood Kor U qaado.