Qurbajoogta Beesha Madaxwayne Muuse Biixi Oo Weeraro Culus Ku Haya Jaaliyada Iyo Safaaradaha Somaliland Iyagoo Raba Inay Meelkasta Qabsadaan Iyo Mooganant Muuse Biixi Oo Raba Inu Marlabaad Isa Soo Sharaxo Waa YaabAfarataniba Waa Isku Qolo.

Qaarbadan Oo Kamida Qurba Joogta Sacad Muuse Ama Subeer Awal oo Kaadhkii raba Inay Ka Gubaan Madaxwayne Biixi Oo Raba Inu Marlabaad isa Soo Sharaxo,Maalmo Ka Hor Waxa Qalad Wayn Ay Ka Galeen Afar Isku Qolo Ah Oo kamida Beesha Madaxwayne Biixi Wakiilkii Somaliland U fadhiyay Dalka France Iyagoo Intay Ka Dhuunteen Tagay Safaarada Dalka Taiwan Ku Leedhay Dal;ka France Una Sheegtay Waxaan Jirin Kadibnma sawiro lasoo Galay Dublamaasiyiinta Taiwan Ee Ku Sugnaa Xafiiska ,kadib Ayuu Ogaaday Safiirkii Somalilandf U Fadhiyay Dalka France Waxyaabaha Qaldan Ay Samereyeen Sida La Ogyahay Waxay Beelaha sacad Muuse Ama Subeer Awal Ku hayaan Weeraro Jaaliyadaha Qurbaha Iyo Safaarada Iyagoo Raba Inay Meelkasata Qabsadaan waxaana Ku Makhraatiya Labada Safiir Ee Midna fadhiyo Norway Midna fadhito sweden Oo Isku Reera Miyaanay Dulmi Ahayn Iyo fadeexad waxaana Dhacaysa haday Sidan Kusii Socoto In Ay Somaliland Lagu Kala Tago Waayo Cadaaladi Majirto”

“Tusaale Ahaan Safiirka Sweden Isga Ayaa Xukuma jaaliyada Dalkaasi Isagoo Samaystay Gacan yaryaal U Shaqeeyaa taasina Waa fadeexada Huursan Hada laga Bilaabose Aan Loo Dul Qaadanaynin,

Hadaba Haduu Madaxwaynaha Somaliland Damiir Leeyahay Ama Aqoon Leeyahay Hayska qabto dadka Magaciisa Sharaftiisa Maamuuskiisa waxyelada Qaawan U Gaysanaaya, Weerarada Ay Ku Hayaan Qurba Joogta sacad Muuse Ama Subeer Awal waxa Tusaale Ah Dalka Irland Kuwa Ku Nool Aad Moodo Inay Gudcur Gudayaan Iyagoo Qoorta Iskaga Duubay Jaaliyadii dalkaasi Ka Shaqayn Jirtay, Maqaalkani Waa Digniin Haday Sii Socoto Oo waxlaga Qaban Waayo Wale Fadeexad Ayaa Looga Dhacaya Wabilaahi Tawfiiq.