Nacaska Xukumadu Waa Inay Gacan Bira Ku Qabata Doqonka Iyo Damiir Laawaha Iska Hadlaaya 30,Sodonkii Sanadood Guulo Badan Iyo Barwaaqo Ayaa Lagaadhay Idinkay Iimaan La,aani Idiin Kordhaye By Shacabka Laboo U Jawaabay —Inamada Dhadig Ee Iska Hadlaaya Laaca Aragataye Laaga Ma,Ogatahay Ayaanu Leenahayn Hays Cadeeyaan Labada Xisbi Mucaarid.

Hadaanu Nahay Shacabka Ilaashada Qaranka JSL Ee Lexejeclada Leh Waxaanu Xumada U Sheegaynaa Inay gacan Bira Ku Qabato Inan Yar Oo Aan Ogayn Wixii Loo Soo Maray Dalkan Iyo Dadka Ma Oga Inay Reero Dhami Ciida Hoos Mareen Oo Ay Joogaan dadkoodii Oo Caafimaad Qaba Ilaaliya Qaranka Waxaanu Leenahay Hadaad Badhaaciska Iyo Nacasnimada Jojin Waydaan Walahy Dib Ayaad U Qaxaysaan Iminka Nabad Iyo Naruuro Rag Kusoo Dhintay Kuna Soo Dhaawacmay Ayaad Ku Garaadstay Ood Ku Kibirteene Ma,Ogid Waxa Loo Soomaray Waxaad Maqashay Soomaliya Inta Boqol Dolar Lagu Siiyay Xagay Joogtaa Soomaliya Kuwan Afrikaanku Ilaaliyo Ee Is Khiyaameeyay Ee Is Cunay Ee Garanwaayay Is Xoreeya ee La Madhiyay Ee Cadawagu Qarxiyo… Waad Riyoonaysaan INADA DHADIG EE KU DHUUMANAAYA SHACABKA Ka Dhex Baxa Shabaka Ishaanu Idinku Haynaa Meel Xun Ayaad Ku Dambaynasaan Walee XISBIYADA MUCAARIDKA Hays CADEEYAAN Hoostay Ka Huursanyihiin Oo Kala Shaqeeyaan Cadawga Somaliland Waanu Idin Ognahay Is Cadeeya Kana Tanaasula. Musqulahaad Faraha Kula Jirtaan Waanu Ilaalinaynaa Qaranka Iyo Dadkayagaba SomalilandGuuul Ayaya Ku Talaabsatay Barwaaqo Badhaadhe Alxamdulilaah Jamacada Laga Baxay Nabad Ayaa Lahaystaa Iimaan La,aantaad Rabtaa Maxay Tahay Jooji Doqoniimada Hoos Ka Daawo Vidoe Kani waxa Uu Ku Hadlaayo UCID.Yaab.

By Shacabka Lab Ee Jsl Guuuul Somaliland