Muxaadarda Xulshada Mimce Waxsansheeg News:—-Dhibaato Kasata Culayskasta Oo Ku Haya Ilaahay Xagiisa U Carar Oo Waydiiso Faraj Iyo Dambidhaaf SWT Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi Xaafiduhullaah Ka Faa,iidayso Muxaadarda Qiimaha Badan Casada Alle Badso Hadad Nolo Fiican Rabto.