Maanshallah—-Daawo:–Wiil Yar Oo Ku Nool BURCO 14 Jira o Qoray Kitaabka Quraanka Kariimka Waa Xaafid Tafsiir Waxa Uu Dhameeyay Kutubta Cilmiga Diiniga Maanshallah,Hadad La Saaxiibto Caruurtada Cilmi Diiniya Iyo Mid Maadiya Waad Bari Kartaa Laakiin Saaxiib Yuu Yeelan Adiga Moyaane–Intay Qurnajoogtu Lacagta Eryanayaan Waar Caruurta Waxbara Oo La Saaxiiba Iyagad Ka faa,iidaysaane If Iyo Aakhirobe