Xogaha Aanu Helayno Ayaa Sheegaya Inuu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ka Noqday G’aankiisii Ahaa Inuu Furayo Ururadii Siyaasada Ka Dib Markii Ay Xisbiyada Mucaaradku Ka Noqdeen Saluugii Ay Ka Muujiyeen Komishanka Cusub Ee Doroshoyinka Somaliland.

Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Mucaaradka Oo Caawa Kulmay Ayaa La Sheegay Inay Aqbleen Inay Soo Buuxiyaan Labada Xubnood Ee Ka Dhiman Komishanka Doroshoyinka Cusub Ee Uu Hogaamiye C/rashiid Riyo-raac Komishinkii Horena La Shaqeeyan Komishinka Cusub.

Ergo Dhex-dhaxaadina Oo Iskaga Dab qaadayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Gudoomiye-yaasha Xisbiyada Mucaaradka Ayaa La Sheegaay Inay Ay Beri Isa soo Horfadhiisiyan Madaxweynaha Somaliland Iyo Masuliyinta Xisbiyada Mucaaradka Si Loo Dhameeyo Khilaafka Ka Taagan Qabsoomida Doroshoyinka Wakiilada Iyo Deegaanka.