Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL Oo Hadalkii Farmaajo Oo Dhamaanba Shacabka Reer Somaliland Gudaha Iyo Dibadaba Ka Cadhaysiiyay Gudoomiyuhu Si Fuduud Oo Kaftana Ayuu U Yidhi Laakiin Bulshada Wuu Ka Cadhaysiiyay Waxaanay Isku Shareertay Cirka Cadhadaasi.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL Oo Hadalkii Farmaajo Oo Dhamaanba Shacabka Reer Somaliland Gudaha Iyo Dibadaba Ka Cadhaysiiyay Gudoomiyuhu Si Fuduud Oo Kaftana Ayuu U Yidhi Laakiin Bulshada Wuu Ka Cadhaysiiyay Waxaanay Isku Shareertay Cirka Cadhadaasi.Waxa maanta Cirka Isku Shareeray Cadho Ka Dhalatay Hadalkii Gudoomiyaha Guurtida JSL Md Saleebaan Maxamuud Aaden Sida Kaftanka Ah Uu U Yidhi Taas Oo Ahayd FARMAAJO Taaso Ahayd Raysal Wasaaraha Itoobiya Haduu Soo Raaco Farmaajo Maxa Laga Yeelaya- Shacabka Oo Fariimo Badan Kasoo Diraaya Baraha Bulshada Lana Soo Xidhiidhay Shabakadan Caalamiga Ah Ee Waxsansheeg News Ayaa Sheegay Inay Fanto Noqonayso Mid Fatra Dhexda Laga Qaniino Haduu Farmaajo Yimaado Hargeysa Ama Somaliland Meel Kamida,Taasi Waa Masuuliyad Daro Ay Ku Fadeexadaysantahay Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi, Ha Eegina Danaha Caalamaka Eega Danaha Muwadiniita Reer Somaliland ,Iyadoo Dalka Ay Usoo Dhinteen In Kabadan Boqolaal Kun Oo Qof Qaarana Ilaa Hada Dhaawacoodii Naafo Iyo Tacdi Badani Ku Haysto Dalka Gudihiisa Iyo Dabadiisaba, Yaan Masiirka Umada LagiuDheel Dheelin,Waa In Laga Feejignaada Waxyaabaha Dhibka U Keeni Kara Nabad Galayada Dalka Iyo Dadkaba.

Lasoco Qaybo kale Oo Xaas Xaasiya.