Daawo:—Xuskii Sanad Guurtada 26 Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Wacadrihii Iyo Tayadii Ciidamada Oo Dhamaystiran.Waxa Lagu Xasuusan Doonaa Genaral Xasan Cali Abokor Oo Ahaa Genaralkii Dhisay Ciidamada Qaranka Waana Guul Waana I La Xusaa La Xasuustaa—Waxa Hambalayo Gaara Mudan Wasiirka Difaaca JSL Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Oo Mudaduu Joogay Dadaal Badan Galiyay Ciidanka.