Madoonaysa Inaad Hesho Ajar Iyo Camal U Dhigma XAJ IYO CUMRA Ku Dadaal Salaada Subax Inaad Jameecada Ku Tukadto Akhriso Suurtaul KAAF Kadib Tuko Laba Ragcadood Soobaxa Cadeeda daqiiqado Kadib—Ka Faa,iidayso Hal Daqiiqo Oo Qudha Gaadhsii Ehelkaaga Ajar Badan Ayaad Ka Helaysaaye.