Xirsi Cali X Xasan Iyo Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Lacagtii Ay Jeebabaka Ka Buuxasdeen Raba Inay Ku Kala Jabiyaan HJ Ceeb Caleeg Nin Ragi Waa Arka Doqona Loo Sheegimaayo

Hargeysa:–Sida Lawada Ogyahay Beelaha Habar Jeclo Oo Ah Beelo Isku Tiirsan Isuna Dhaga Nugul Ayaa Markii Wada Jirkooda Laga Yaabay Waxa Loo Adeegsaday Xin Xasad Ay Kow Ka Yihiin Xirsi Cali X Xasan Oo Taariikhdiisa Lawada Yaqaano Laguna Bartay Xukumadii Madaxwayne Siilaanyo Iyo Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Isna Lamida,

Sida Lawada Ogyahay Waxa Maalmahan Dambe Qaarada YURUB Wareegaayay Oo Meeraysanaayay Ex Wasiir Maxmuud Xaashi Oo La Garanwaayay Ujeedadiisa Iyo Safarka Uu Usoocdo Isgoo La Kulmay Qaar Kamida Belaha Habar Jeclo Ee Wadamo Dhawra Oo Kamida Qaarada YURUB Iyadoo Dhalinyaro Badani Ku Kala Jabatay Sida GERMANY FRANCE Meeraysiga Ina xaashi Oo Abuurtay Kala Jaba Iyo Kala Fogaan Ku Yimi Dhalinayarada Aan Fahmaynin Ujeedada Uu U Socodo Maxamud Xaashi. Iyadoo La Sheegay Inuu Dana Gaara Leeyahay Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Isgoo Dhaqaale Ka Helaaya Sida La Sheegay Dawlada QATAR Hadaba Maxamuud Xaashi <ar Su,aalo Lawaydiiiyay Waxqabadka Deegaanada Uu Kasoo Jeedo Bariga JSL Wuu Ku Hafatay waxaanu Ka Jawaabi Kariwaayay Madaarkii Magaalada BURCO ee Uu Cagta Saaray Cunaqabtayntana U Horseeday Isaga Iyo Xirsi Cali X Xasan.Fidmada Maanta Uu Wado Maxamuud Xaashi Ayaa Noqonaysa Mid Kashifan Oo Isha Lagu Hayo, Waxase Tolka Isjecel Looga Baahanyahay Inay Ilaashadaan Midnimadooda Wadjirkooda Taas Ayaa Waxbadana U Goynaysa Ee.