Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxbadan Oo Muhiima Ayay Qabatay Dulqaad Badana Way Muujisay Musuq Maasaqii Waa La Aasay—In Kasta Oo Ay La Kulanatay Curfi Xasad Iyo Xiqdi Badan Hadaba Ka Feejignaada Badhaaciska Nacabka JSL.

Sida Runtiiya Xukumada Somaliland Ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxabadan Ayay Qabatay Waxaanu Dalku Galay Barwaaqo Iyo Roob Ilaahay Keenay Nasiibse Uu U Yeeshay Madaxwayne Muuse Waxa Uu Mamnuucay Oo Uu Joojiyay Musuqmaasaqii Baahay Ee Ragbadani Ku Naaxay Kana Buuxsday Jawaanada . Waxa uu Muujiyay Dulqaad Badan Isgooo Awoodi Karaayay Inu Ragbadan Jeelasha Ku Guro Qaarana Dagaal Hubaysan La Galo Hadaba Markaad Eegto Fidmada Beenta Ka Socota Baraha Buslhadu Ku Kulanato Saxaafada Qaarkeed Waxa Ka Socoda BADHAACIS XIQDI IYO XASAD KASOO YEEDHAY Waxaana Ka Masuula Kuwa Neceb JSL Iyo Jiritaankeda Ka Feejignaada Xaasidka Iyo Ficiladiisa. La Soco Warbixintan Oo Dhamaystiran Dhawaan Inshallah.