Dablay Hubaysan Oo Ka Tirsan Jabhada Korneyl Caare Ayaa Weerar Ku Qaaday Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo,Weerarkan Oo Ahaa Mid Culus Ayey Jabhadu Doonaysay Inay Kula Wareegto Sakdhiga Dhexe Balse Uma Suuro Gelin Waxaana Iska Difaacay Ciidamada Policeka Somaliland Ee Wakhtigaasi Jeelka Ku Sugna Dablaydan Ayaa La Xaqiijiyey Inay Ka Tirsan Yihiin Jabhada Korneyl Caare Ee Ku Sugan Duleedka Magaalada Ceerigaabo,Ciidamadan Weeraray Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo Ayaa Khasaare Gaadhsiiyey Qaar Kamida Ciidamada Policeka,Waxaanay Wararku Sheegayaan Inay Jabhadii Weerarkaasi Fuliyey Ay Ka Baxsadeen Goobta