Maxamed Kaahin Iyo Maxamuud Xaashi Laysma Barbar Dhigi Karoo Dalka Taladiisu 15 Tobanka Sano ee Soo Socda Waxa ka Talinaaya Raga Raasamalka U Ah Ee Lexejecladu ka hayso Ina xaashi Madaarkii BURCO Ayuu Dhisi Kariwaayay Degmada oogna Ceel Ayuu U Qodi Kariwaayay Ceeb Caleeg hala Simana M kaahin waa Ninka Ugu Mudan Uguna qaalisan JSL..

waxa Jira Baryahan Ama In Dhawaydaba Inay Jirto Maxmuud xaashi Oo Hungureeynaaya jagada Mujaahid Maxamed Kaahin Oo Usoo Samray Inbadan Inuu Maruun Soo gaadho Jagada Madaxwaynaha JSL Mustaqbalka Dhaw Hadii Eebe Ogolaado Oo Uu Noolaado.”Md Kaahin Waa Waxa Uu Ka Joogaa Shantii Sarkaal Ee Ugui Horeeyay waxa uu Mudnaan gaara Ku Leeyahay Dulqaadka Edaabta Iyo Lexejeclada Qaranka JSL Aduunku way Qadariyaan Geesigooda Sigaarana Way U Ixtiraamaan,

HADABA YAA NECEB MAXAMED KAAHIN AXMED

Waxa Neceb Inta Somaliland Neceb Ee Lugooyada Iyo Dulmiga Ku haysa Qaranka Somaliland,dadka Indheergaradku Way Ogyihiin Curfiga Lagu Hayo Cayda Iyo Ceeb U Samayntaba Waxayse Kaga Gudbaan Dulqaad Iyo Samir Amusnaan Dockayeedh Iyo Daalin Looma Jawaabo.

Hadaba Bulshada Reer Somaliland Sideebay U Taqaana Maxamuud Xaashi Cabdi Waa Ninkii Boobka Iyo Dhaca Ugu Badan Ka Qayb qaatay hantidii Shacabka JSL wakhtigii Madaxwayne Siilaanyo Isga Iyo Mr Xirsi Waana Nin Kartida ka Aradan waayo waxa Aad Ogaydeen Inuu Madaarka Magaalo Madaxda labaad Ee BURCO Yidhi Reer BURCOOW Dhismha Ka Qayb qaata 50Konton Kun Markii Lagu Wareejiyayna Muuqiisa Lawaayay, Maxamuud Waa Ninkii Magaalada Oog Oo Uu Kasoo Jeedo Wafti Isagoo Ah Oo jawaana Lacaga Sida Sii Dhaafi Jiray Soona Dhaafi Jiray Kuna nasan Jiray Magaalada Laas caanood Xataa Ceel Biyood Umuu Qodon Ceeb Caleeg. Maanta Waa Ayaan daro Inuu Yidhaa dalkan Ayaan Maxawayne ka Noqonayaa Oo Isku Dhereiyo Ninka Ugu Qaalisan Somaliland Md Maxamed kaahin Axmed, waxase Dambigaas Iska Leh Bulshada Reer Somaliland Inta Caafidaaka qabata Ee ka Aamusan Inay XAQA SHEEGAAN.

Maxamuud Xaashoow Waad Riyootaye Runtu Waamaxay

Dulmi Diid Daacad Maxamuud

Hargeysa Somaliland.