Innaalilaahu Wa Inaa Ilayhun Raajucuun Geerida Ku Timi Ilaahay Haw Naxaristee Axmed Gorse Ducaale Aamiin Waxa Diraaya Tacsidan Ilam Sheikh Faarax Maxamuud Gabaar Iyo Caruurtooda.

Waxaanu Tacsi Balaadhan U Diraynaa Dhamaanba Reer Gorse Ducaale Iyo Caruurtooda Ehel Iyo Tol Xigaal Dhamanteenba Ilaahay haynaga Siiyo Samir Iyo Iimaan Aamiin Aamiin Aamiin Marxuum Axmed Ibraahim Ducale Ilaahay Janadi Fardawsa Haka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

By Sidiiq Sh faarax Gabaar

London Uk