Madaxwaynaha dawlad Deegaanka Soomalida Ethiopia Iyo Salaadiyiinta Oo Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud caateeye Fariid Si,Mug Iyo Miisaanleh Ugu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga.

Jigjiga)-Waxsansheeg News—Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Md Cabdiqani Caateeye Fariid Oo Safar Gaaban Ku Tagay Magaalada Jigjiga Ayaa waxa Soo Dhawayntiisa Si Mug Iyo Miisaanleh Usoo Dhaweeyay Madaxwaynaha Dawklad Deegaanka Soomalida Mustafe Vagjar Iyo Ku Xigeenkiisa Ugaasyo Salaadiyiin Iyo Dhamaanaba Madaxda deegaankaasi, Wasiirka Ayaa Halkaasi Uga Mahadceliyay Sida Qiimaha Badan ee Loo Soo Dhaweeyay.Faah Faahinta Warkan kala Soco Warbaahinta caalamiga Ah Ee waxsansheeg News Hadii Eebe Idmo Inshallah.