OGAYSIIS CAAWA WAA LA SOOMAYAA CASHUURA,WAA SANAD DAMBI DHAAFA WAXAAD SOONTA CAAWA IYO HABEEN DAMBE HADII ILAAHAY RAALI KA NOQDO SWT,DUCADAADA WAA LA AQBALAY INSHALLAH GAADHSII EHELKAAG ASXAABTAADA INSHALLAH.

WAA MAALINTII FIRCOON LA QARQIYAY CADWAGII ILAAHAY NABI MUUSE CS UU KA GUULAYSTAY CADAWGII ILAAHAY EE FIRCOON ,WAXA NABIGEENA SUUBANAA SCW MUXAMED CABDILLAAHI BINU CABDI MUDALIB KA SUGNAATAY IN LA SOOMO CASHUURA LANA KHILAAFO YUHUUDA OO SOOMA MAALINTA CASHUURA LAGANA DHIGO LABA BARI AMA SADEX BARI OO AAD HELAYSO KHAYR IYO DAMBI DHAAF SANAD AH ILAAHAY DUCOOYINKA IYO ACMAASHABA WAA AQBALAA WAA BIL BARAKAYSAN BISHAN UGU HORAYSA SANADKA HIJRIGA AH EE ISLAAMKA

HADABA WALAALAYAAL KA FAA,IIDAYSTA DADKANA GAADHSIIYA QOFKASA AAD GAADHSIISO AJARKIISA WAAD LEEDHAYA

WABILAAHI TAWFIIQ ILAAHAY KAHARKEEDA FADLIGEEDA HAYANA WADA SIIYO AAMIIN MURADADANA ILAAHAY HAYNOO FUDUDEEYO AAMIIN.