Daawo:—SOONKA Maalinta CASHUURA 9/9 Isniinta Soo Socta Maalin Ka Horaysii Ama Ka Dambaysii Waa Laba Sano Oo Dambi Dhaafa—Nabigeena SCW Waxa Uu Yidhi Soonka Bishan MUXARAM Waa Ajar Laba Jibaaran Cibaadooyika Aad Samaysaa Bishan Oo Ah Bisha Ugu Horaysa Sanadka HIJRADA Fadliga Khayrka Ku Jira Yaanu Ku Seegin hadaba ka Faa,iidayso. Gaadhsii Ehelkaaga Ajar Badan Ayaad Ka Helaysaaye Inshallah.