Jaaliyada Guud Ee SSE—OO Warsaxafadeed Kasoo Saaraty Shahaadooyiin Been Abuura Oo Lagudoonsiiyay Masuuliyiin Sare Oo Katirsan Somaliland–Jaaliyada Guud Ee SSE Waa Jaaliyada Ugu Adag Ilaalisa Qaranka Somaliland Waxa Ku Bahoobay dad Xambaarsan Qaranimada JSL Oo Aqoonyahano Ah Waa Halbawlaha dalka Iyo dadka Somaliland Societies Europe (SSE) Uma baahna Lugooyo Waanay Ka Il Dheeryihiin Golayaasha oo Dhan Lama Khiyaamayn Karo Munaafaqna Kuma Dhuuman Karo waxa Kaliya kamid Noqon Kara Qof Caqli Wanaagsan Dalkiisa Iyo dadkiisan Horumar wanaag wadajir Laraba, Munaafaq Iyo xaasid Iyo Xaqiir Kama Mid Noqon Karo, Jeclaada Diintiina dadkiina Dalkiina Iyo wadajirkiina. JSL Guul.