Tacsi:–Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun:-Ilaahay Haw Naxariisto Hooyo Faadumo Cali Abokor oo Saaka Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa 24/08/2019 Waxaa Diraaya Dhamaanba Reer Shiekh Faarah Gabaar Iyo Caruurtooda

Hooyo Faadumo Cali Abokor Ilaahay Haw Naxariisto Ilaahay Janadii Fardawsa Haka Waraabiyo Dhamaan Qoys Qaraabo Ehel Asxaab Ilaahay Samir Iyo Iimaan Hayanaga wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Hooyo Faadumo Cali Abokor waxay Hooyo Kasoo Qayb Qaadatay Dib Udhiska Dalka JSL Bilawgii Markii Lagu Soo Laabatay Hooyo Faadumo Waxay Ahayd Qof Muuminada Oo dadkoodhami Jecelyahay Haloo Duceeyo Ilaahay Jandii Fardawsa Ha Geeyo Aamiin Aamiin Aamiin.

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar

London UK