Daawo:—Doqoniimada Saxaafada Qaar Iyo Gudoomiye Cirro Madaxwayne Muuse Iyo waftiga La Socdaa Haday Isla Sawireen Kooxda Reer Muqdisho May Dhuuman Manay Qarsan Meesha La Joogaana Waa Xaramkii Ilaahay, Salaantuna Muslimiinta Way Ka Dhacxaysa Joojiya Munaafaqad.

Haday Salaameen Waa Xaramkii Ilaahay waxaana Loo Tagay dambi Dhaaf Iyo Cafis Saamaxaad, Waana Ku Waajib Inay Salaamaan sawirna Haday Ka Codsadeen Inay La Galaan Qolada Reer Muqdisho Madaxwayne Muuse Iyo Waftigiisuna Way ka Yeeleen Waayo Meesha La Joogaa Waa Xaramkii Cuqdad Iyo cadho Loogama Baahan, Manay Qarsan wadahadalona Ma Jiraan Ay Galeen waxa Isu Keenay Salaanta ISLAAMKA,Ka Daaya Munaafaqada Iyo Caqli Xumada Aad Ku Masaalaysaa, Gudoomiye Cirro Iyo Reer WADANI Dhuumasho Dhabarku Muuqdo Ayay Kula Gali Jireen Laakiin Madaxwayne Muuse Iyo Waftigiisu banaan cad Ayay SAWIRO Kula galeen waxaana Ka Codsaday Odayaasha Reer MUQDISHO, Xaasidiintii Ka Naxay Diyaarada Sacuudigu Soo Diray Ayaa Qiil Eegaanaya yahuu Laga Yidhi.