Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Ku Sugan Magaalada Boorame Ayaa Waxa uu La Kulmay Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Ku Sugan Magalada Booramme 
Labada Masuul Yaa La Filayaa In ay Ka Wada Hadleen Sidoo Uu Xisbiga Waddani Uu Mar Uu Talada Dalka Ku Hanan La Haa Balse Ex Riyaale Ayaa Waxa Uu U Duur Xulay Sidii Uu Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ula Iman Lahaa Bisayl Siyaasadeed Oo Uu Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Doonayo Codka