Bahadsa Warbaahinta Waxsansheeg News Waxaanu Idin Leenahay Dhamaanba Muslimiinta Ciid Mubaarak Kulu Caam Wanta Bilkhayr Meelkastod Aduunka joogtaan Ilaahay Haydin Xiftiyo Isjeclaada Oo Is Cafiya Taqabalalaa Mina Wa Minkum Saalaxan Acamaal

Waxaanu Ilaahay Idiinka Barayaynaa Inu Ilaahay Ciidaha Dambe Caafimaad Qab Cimri Dheer Barwaaqo Bash Bash Iyo Camal Saalaxa Haynagu Wada gaadhsiiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

EID MUBAARAK EID MUBAARAK EID MUBAARAK

Waa Walaladiin Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com