Muxaadarda Xulashada Jimce Waxsansheeg News:—Fadliga Maalinta 9,Sagaalaad Ee Carafa Oo Ku Beegan BARI Sabtida Waa Laba SANO Oo Dambi Dhaafa Waa Bari Caawa Ducayso Bari Soon Gaadhsii dadkaad Jeceshahay Iyo Muslimiinta Digriga Ilaahay Hala Badiyo Baryada Sadaqada Ilaahay Wuu Soo Degayaa,Sh Maxamed C Ummal Xaafiduhullaah, Ka Faa,iidayso Nuxurka Iyo Kalamadaha Acmaasha Fadlan Dhagyso.