Fadliga 10 Cisho Ee Aduunka Ugu fadliga Badan ka Faa,iidayso Sadexda BARI Ee Ku Hadhay Ogow Maalinta Sabtida WAA CARAFA Waa Waajib Inaad Soonto Ilaahay Xaramka Ayuu Kusoo Degaya SWT, Bari Oo Ducayso waxaad Jeceshahay Iyo Dambi Dhaafbadana Waydiisiso