Riin Raac Iyo Waxwalba Runmoode Ayay Noqdeen Dad Badan Oo Maanta Joga–Waxa Ku Guuraaya Munaafiqiin Calooshooda U Shaqaystayaal Dan Gaara Leh—Somaliland Nimco Nabad Barwaaqo Iyo Badhaadhe Ayay Ku Jirta, Doorashooyinka Ka Dhaca Afrika Iyo Asia Kama Dhacan Maxa Kaa Maqan Isxisaab.an,

SOMALILAND CADAW AYAA KUSOO DUULAY GUDAHA USOO GALAY QABTAAY WAAR HOOR ARKAAY BUUUUUUBAA WAA NINKA WASTEYAY YARKA UU ADEERKA U YAHAY E RAYSAL WASAARE KU XIGENKA MUQDISHO JOOGA, WAXAY ISAGA IYO ADEERKI SOO QAATEEN MASHRUUC LAGU DUMINAAYO LAYSKUNA DIRAAYO REER SOMAILAND

DIB IN LAGUU QAXIYO OO LAGU QAVSADO AYAA LA RABAA LAGUNA GUMAYSTO. Doqoniimada Iyo Damiinimada iska daa indhaha kala fur,

DHALINYARADA CUQAASHA CIDWALBA LACAGO AYAA LAGU BAAYACAYA WAXA ;AGA SOO BILAABAY BARI WAXAY MARAYSAA MEEL XUN WAAR HOOY,KA FAKARA XADHKAHA LA DAADINAAYO E LAGUU MALEGAAYO,

MUUSE BIIXI IYO XUKUMADIISU DHAWAAN WAKHTIGOODU WUU DHAMAANAYA ,

LAKIN KUWA ISA SAAMIXI KARIWAAYAY INAY SUGAAN NABADA ISNA SAAMAXAAN EE XAAFAD XAAFADA U KALA GOOY WAA REER SOOMALIYEE XAGEEBAY ADIGA KUWADAAN SOOMALINIMADA MAY ISKU CAFIYAAN ISKUNA SAAMAXAAN DHEXDOODA WAA DALIIMIIN CALOOSHOODA U SHAQAYSTA,YAANAY LACAGTA LA QAYBINAYAA MEEL FOG KU GEEYNIN,ILAAHAY AYAA ILAALIYA MAANDEEQLAND WAY JIRAYSAA WAANAY WAARAYSA,MUNAAFAQA IYO DAALINKA XAASIDKA XUMAAN WADAHA WALAAHAY WUU JABAYAA,

KA CUNOO CADAWGAAGA HAW HIILIN ISKA HUBSO BUHOLAHA LAGU MALEGAAYO.JSL GUUUUUUUUUUUUUL INSHALLAH.

Waaniye Sheikh Wanaaje.