Waa Makharaati Madoon Inuu Caare Yahay Garab kamida WADANI waxa Cadeeyay Boqor Faysal Ninka Labaxay Cirro Buubaa oo U Dooda Marwalba Dhamaanba Siyaasi Iyo Odayaal Reer WADANI way cadeeyeen Inu Talo Garxajis Ku baxay, Waar Uurkiina Iyo Afkiinu Hays Waafaqaan, Wasiirka Warfaafintu Runta Ayuu Sheegay, By Waaniye Sheikh wanaaje

WAA MAKHRAATI MADOON INUU CAARE YAHAY GARAB KAMIDA XISBIGA WADANI OO WALIBA GARXAJIS DIRTAY IYO XISBIGA WADANI,

WAXAANA CADEEYAY DHAMAAN SIYAASI IYO ODAYAAL BOQOR FAYSAL AYAA KAW KA AH OO CADEEYAY ODAYAASHA WAKHTIGII DOORASHADA CODKA U RAADINAAYAY XISBIGA WADANI EE AWDAL IYO LAASCAANOOD SANAAG TAGAY WAA KUWA GARABKA HAYSTAY KUNA FARAXSANAA EE ISLA SOO SAWIRAY YAAN BEEN LAYSU SHEEGIN WIIL YAR OO YIDHAAHDA XOGHAYE AYAAN AHAY OO AFDHUUBANI YUU CIDLA KA JAWAABIN EE DIB HAW RAACO CAARE WAA GARAB XISBIGA WADANI KAMIDA REER WADANINA WAY KU FARAXSANYIHIIN, CIRRO WUU MUUJIYAY BUUBAA WAA NINKA LACAGTA UGU BADAN U DIRA CAARE WAXAANU KAMID YAHAY MADAXDA XISBIGA WADANI,,,ILAAHAY KA CABSADA OO DALKA IYO DADKA KADAAYA DHIBKA IYO DAGAALKA WAAD DHIMANAYSAAN ILAAHAYNA WAA IDIN ARKAA SWT.

BY WAANIYE SHEIKH WANAAJE.