Jimce 19.Oct.2012.Boosaaso: (Waxsansheegnews Wararka Naga Soo Gaaadhaya  magalada qandala ee Maamul Gobaleedka Puntland,Ayaa Sheegaaya In Hub Culus Lagu Qabtay Doon Ay ka Buuxaan Waxayaabaha Qarxa Iyo Hub Badan Oo kala jaada

Hadaba
kaddib Markii   ay ciidamada  Ka Amar qaata deegaannada puntland ay la wareegeen.Guddoomiyaha gobolka bari ayaa sheegay in kaddib Ilo Wareedyo  ka Soo Gaadhay Dadka Deegaanka ay u suurta gelisay in la ogaado Meesha hubka la qariyey.Hubkaas oo isugu jiray waxyaalaha qarxa,baasuuke,anti taanki IWM.Hubkan baa lagu waramayaa in aan la garanayn cid iska leh,haseyeeshee waxaa la sheegay in ciidamada ammanku ay Ku hawlan Yihiin Baadhitaana Ku jiraan,

Boosaaso Waxsansheegnews.