Doqoniimada Haysa Qaarkamida Saxaafada Somaliland Oo Isku oo is marmariya Calanka Tawxiidka Leh Iyo Calamada kale Ama Soomaliya Ama Kuwa maamul Goboleedka Sida Puntland IWM Oo aan la Maqaam Ahayn Jojiya Oo barta saxafad Oo hanyesha.

saxaafada Somaliland Qaarkamida Oo Indha La,aani Hayso Oo U Baahan Inay Training tagaan waayo Ceeb Maaha waxabarashadu, waxaad Arkaysa Qaar kamida TV Yada Iyo Webebka Oo Isku Xoqa Calanka tawxiidka Leh Ee jamuuriyada Barakaysan Ee Maandeeqland oo aan la maqaam Ahayn Soomaliya ,Waa Inay WASAARADA Warfaafinta Somaliland Shaqo ka Qabataa wacyigalin Badan samaysaa, Inshallah.

Waaniye