Muxaadarda Maanata Waxsansheeg News:—-Fadliga 10 Ka Hore Bisha Dul Xaj—Waa Tobanaka Bari Aduunka Ugu Qaalisan Uguna Fadliga Badan Ilaahay Ayaa Doortay(Wal Fajir Walayaalil Cashar,)Ka Faa,iidayso Maanta Waa Kow Sh Mohamed Cabdi Umal Xaafiduhullaah. Ku dadaala Soonka Saqadaqada Udxada Iyo Kahyrka Wax Waliba Waa Dhamal Maanshallah.