Jabuti —Daawo Sawirro:—Wasiirka Difaaca Somaliland MD Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Si Heer Qarana Loogu Soo Dhaweeyay Jabuuti

Jabuti:-Waxsansheeg News)-Wasiirka Difaaca Jamuuhriyad Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Jabuuti Ayaa Si Heer Qarana Loogu Soo Dhaweeyay Dalkaasi Jabuuti, Wasiir Cabdiqanai Oo Kamida Wasiirada Ugu Firfircoon Xukumada Madaxwayne Muuse Biixi wasiir Cabdiqani oo Ku Caana Akhlaaq Wanaag Deganaan Iyo waxqabad Ayaa Ku Farxay Soo Dhawaynta Qiimaha Badan Ee Xukumada Jabuuti U Samaysay Isgao Uga Mahad Celiyay Wararka dambe Muuq Iyo Muuqalaba kala Soco Saxaafada hadii Eebe Idmo Inshallah Bi,Idmilaahi Tacaala.

Jabuti Waxsansheeg News

Info@Waxsansheeg.com