Wasiir Ku Xigeenada wasaarada Warfaafinta Iyo Caafimaadka Somaliland Oo Casho Sharaf Lagu Sii Sagootiya Magaalada London(Daawo Sawiro)

London:(Waxsansheeg News)-Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warafaafinta Iyo Dhaqankiyo Wacyigalinta Md Cabdinaasir Cumer Jamac Iyo Wasiir Ku Xigeenka caafimaadka Somaliland Md Liibaan Yuusuf Cusman Ayaa Habeenkii Xalay 04 July/2019 Casho Sharaf Lagu Sii Sadootiyay Kadib Markay wasiiradani Mudo Ku Sugnaayeen Dalka Ingiriiska Iyagoo U Joogay Arimo Shaqo Oo Quseeya wasaaradahooda, Waxaana Goobtan cashada Isugu Yimi Xubno Muhiima Oo kamida Jaaliayada Dalkan Ingiriiska waxaana Lagu Sii Sagootiyay Xogwaraysigii Kadib Dico Iyo faraxad Iyagoo Ku Gurayo Noqday Una Sii Jeeda magaalada Hargeysa Xarunta Dalka Somaliland. Labada Wasiir Ku Xigeen Ayaa Ahaa Mudanayaal Aad Looga Helay Siyaasadooda Maanshallah.

London Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com