Xukumada Somaliland Safaaradaha Qaarada Yurub Europe Haw Magacawdo Safiiro Aqoon Iyo Aragti Dheer,Gaar Ahaan UK Iyo Scandenavianka

Hargeysa:—Waxa Inbadan Dayac Ka Muuqday Safaaradaha Dibada Somaliland Oo Ay had Iyo Goor Xukumad Waliba Lul;a Kufto Mid Laga wasteeyay Iyo Qof Aan Tayo Iyo Tamar Lahayn, Waxaana Ugu Liita oo Shacabku Iswaydiinaya Waxa Loo Dhigay Safaaradaha Tayo La,aanta Badani Ka Muuqato Sida UK IYO SWEDEN IYO NORWAY,

Iyadoo Somaliland U Haraadantahay Una Baahanatahay Ictiraaf Horumar Maal gashiyo Ayaa waxa Goobahan Ama Dadlka Aan Soo Sheeganay Ka Dhex Muuqda oo safiiro U Dantooda gaar ka Horaysiiya Danta Guud Ee Somaliland,Halkay Waxabarashada maalgashiyada Raadinta Ictiraafka Ay Ku Mashquulsanyihiin Danahooda Gaarka Aha ,hadaba Xukumada Muuse Biixi Waa Inay Usoo Igmataa dalalka dad U Qalama,Sida Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta UK Oo waayay Cid la Sghaqaysa kalana Midho Dhalisa Ictiraafka Isagoo Soo Helay Waayayna Garab Iyo Gaashaanba,raadiya Xogagaalka Iyo Runta hadaa Tihiin Xukuamda sameeya Gudi Daacada oo dan ka Leh Dalka Iyo dadka Masaakiinta Ah.

Aqoonyahan Ka Qiirooday

Lug Jiidka Iyo Danaystaha