Suxufiyada Caanka Ah Ee Deeqa Qaloombi Oo U Sharaxan Xildhibaan G/Wakiilada Somaliland Ayaa Xaflad Lagu Sii Sagootiyay Magaalada London Habeenkii Xalay 08/06/2019
Waxsansheeg News)Suxufi Deeqa Qaloombi Oo Xafladan Sagotintina Loogu Qabtay Magaalada London Ayaa Goobtaasi Laga Qiray Inay Deeqi Tahay Shakhsi Halbawle U Ah Bulshada Kuna Haboon Xildhibaanimada Haday Ku Guulaystao , Hadaba Bulshada Reer Somaliland Waxa La Gudboon Inay Fartooda U Haniyeeyaan Deeqa Qaloombi Hadii Eebe Idmo Wakhtiga Tartanka Xildhibaanada G/wakiilada.