Waa Bahwaynta Warbaahinta Waxsansheeg News Oo Idinleh —–Eid Mubaarak Dhamaanba Umada Islaamka ee Soo Soomay Bishii Ilaahay Doortay Ee RAMADAAN Ilaahay Fadligeeda Hayana wada Siiyo Aamiin

Dhamaan Hawlawadeenada Warbaahinta Waxsansheeg News ,,,,

Waxaanu Dhamaanba Umada Muslimiinta Ah ee Soo Soomay Bishii Ilaahay Doortay Ee Ramadaan aanu Leenahay CIID MUBAARAK KULU CAAMA WANTA BILKHAYR Calaynaa Wacalayka Ilaahay Fadligeeda Hayana wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Ilaahay waxaanu Ka Baryayanaa Inu Ilaahay Kuwa Dambe Caafimaad Cimridheer Barwaaqo Bash Bash Ibagu Gaadhsiiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

Bahawaynta Warbaahinta Waxsansheeg News

Info@Waxsansheeg.com

waxsansheegnewseid