Hambalyo Aroos Farxadleh Waa Guled Axmed Cali Shookare Iyo Raxma Axmed Caynab oo Aroosloodu Ka Dhacay BURCO gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu farax

 

Abwaan Aqoonyahan Mahamed Sugaal

Geele Suxufi Mhamed Jamac Dhiif

Abw Siudiiq Sh Faarah Gabaar

Abw Cabdilaahi Saleebaan Bide

Cabdirasaaq Cismaan Fadal

Dhamaanba Reer Axmed Cali Shookare

Waxaanu Leenahay Nabad Iyo Caano Wiil Iyo Caano

 

waxaana Sigaara Loogu Mahad Celinaya

Ugu danbayntii waxay reer Ahmed cali shookare u mahad celinayaan marwo fosiya maxamed cali gurey siday arooskaa ay ugu hagar baxday la aanteedna aanu suuro galeen waxay leeyihiin waad ku mahadsan tahay sidaad isu xilsaartay foosiya inuu arooskaasi si wanaagsan u qabsoomo

 

By Mahamed Jamac Dhiif Oslo NorwaySHOK