Ka Dib markii shalay guud ahaanba somaliland la tukaday salaada roob doonta ahay somaliland waxa ka bilaamay curashada Raxmaadka eebe oo maalintii shalay kaa bilaamay qaar kamida goblada somaliland oo ay ugu horeeyan gobalada sanaag iyo awdal maroojideex iyo togdheer iyo gabilay.

sido kale maanta waxa roobab ka curteen Magaalada Burco Iyo Deeganada hawdka gobalka togdheer halkaas oo laga soo sheegayo roobab lagu qabaow saday dad iyo duunyaba .