Tusaalaha Todobaadkan ———–Maxaad Ka Taqaana Taariikhda Mayor Ka Magaalada Shaffield Majid Iyo Ex Mayor Towers Hamlets London Ahmed Sangoore–Taariikhdooda Ma Ogtahay Inay Yihiin Ilmadeer Isku Faamily Kana Soo Jeeda Degmada Balidhiig Iyo Magaalada Burco

London:—-Waxsansheeg News:—–Ma,Ogtahay Labada Maayar Ee Magaca Soomalida Iyo Qaarada Madaw Ee Afrika Kor U Qaaday Iyo Magaca Soomalida Kana Soo Jeeda Somaliland Degmada Balidhiig Iyo Magaalada BURCO Labadan Mayor Ex Moyor Tower Hamlets London Axmed Sangoore Iyo Mayor Iyo Mayorka Magaalada Sheffield Majid Awaed Indhayare Waxay Kasoo Jeedan Qabiilka Isaaq Habar Jeclo Reer Daahir Waana Ilamdeer Isku Family Labada Maayor Ayaa Habeeno Ka Hor Ku Kulamy Xaafada Bettnal Green Ee Magaalada London Iyagoo Isku Xog Waraystay Iskuna Farxay Sida Ka Muuqata Sawirka Ay Habeenkaas Wada Galeen, Axmed Iyo Majid Ayaa Noqoday Maayor Magaca Geeska Afrika Kor U Qaaday Oo Lagu Faraxsanyahay Hadaba, dadala Wuu Gaadhi Kara Ku Faraxa Qofkaaga Magaca Iyo Maamuuska Kusoo Hooyay Kuna Ixtiraama Maamuskiisa Guud.

MAYOR A M

majid3

 

mayor sangure