Aabihii Aas Aasaha Ciidanka Qaranka Somaliland Genral Xasan Cali Abokor Maxaa Xilkiisii Hortaagan Waayaab Yaabkiis Iyo Yaabka Muuse

Bulshada Reer Somaliland Oo Iswaydiinaysa Maxaa Loo Magacaabi Waayay Taliyayaasha Ciidamada Qaranka Sida Malatariga Iyo Booliska Asluubta Ciidamada Bada Oo Inta Joogtaaba Ay Yihiin Hdhaagii Xukumadii Siilaanyo Iyo Safaaradaha Dibadaaha Oo Lagu Ilaaway Dad Caato Ah,

Madaxwayne Muuse Hurdo Ayuu Ku Jira Uu Kursiga Madaxtooyada Ku Seexday Waana Yaabka Yaabkiis Iyo Yaabka Muuse Lasoco Qaybta Labaad

 

Gudoomiyaha Guud Ee Qurbajooga Somaliland

Mahamoud Diiriye ciidanka JSL