Horumarka Haw Diidin Dadkaaga Xasadkana Jooji—–Balidhiig Waxay Noqonaysaa Sida Wajaale Laba Degmo Xaga Somaliland Iyo Xaga Itoobiya Ayay Tahay Maansha Allah Ka Qayb Qaado Ganacsiga Iyo Horumaqrka Mustaqbalka Dhaw Ee Degmadan

Ilaahay Waxa UU Jecelyahay Muslimka Iyo Ehelka Is Jecel Waxaad Aragtaan Degmada WAJAALE Oo Ah Xuduuda Waxaana La Mida Xaga Bariga Somaliland Degmada Balidhiig Hadaba Xooji Ganacsiga Mustaqbalka Dhaw Kana Qayb Qaado Degmada Balidhiig Oo Noqonaysa Wajaalaha Bariga Somaliland Waa Dalkaagii Waana Dadkaagii U Haneeya Horumarka Khayr Iyo Wanaaga Usoo Kordhayba Wabilaahi Tawfiiq Cidi Makaalalalaha Degmadan Ku Darso Horumarka.

 

W/Q Runsheeg Khayr Sheeg

balidhii