Xoghaya xidhiidhka Gobolada iyo Degmooyinka ee Xisbiga Ucid ayaa waxa uu isku bedel iyo Xilka qaadis Ku sameyey Qaar kamida Masuliyiintii Xisbiga Ucid Ee Gobolka togdheer
Waxanu xilkii gudoomiye nimo uu ka qaaday gudoomiyihii Hore Ee xisbiga ee gobolka togdheer mudane Sacad Abdi Boos sido kale waxa uu gudoomiyaha ku meel gaadhka u magacaabay fu,aad maxamed furre Oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii hore xisbigaasi .
Gudoomiyaha cusub ee La magacaabay ayaa ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Hore Ee Xisbiga Ucid Ee Gobolka Togdheer Sidoo Kale masuul ku suntaanaa ka dhex muuqashada Arimaha bulshada Ee gobolka togdheer Waxan la filayaa inuu wax badan ka bedeli doono tayeynta iyo tageerista xisbiga ucid