Halkeebuu Ku Dambeeyay Madaarkii Magaalo Madaxda Labaad Ee BURCO Ee La Dhagax Dhigay Sanado Ka Hor—–Fadeexada Iyo Dayaca haysta Bariga Somaliland Oo U Ooman Madaar Isku Xidha Galbeedka Iyo Bariga Iyadoo dadbadani Gaadiid Ku Laayay Wadooyinka U Dhexeya Hargeysa Iyo Bariga  Subxaannalah Beeni Raad Maleh Xukumada Muuse Biixi Waa Inay Si Deg Dega U Bilawdaa Dayactirka Madaarka BURCO Hana Loogu Deeqo Kuu Ku Balan Qaaday dawalada Emmaaradku.

,madaarka-burco eeg