Urur Dhalinayaro Ah Oo U Kacay In Ay Caawiyaan Dadka Aan Awoodin In Ay Bulshad Kala Duwan Kula Qaatan Farax Ama Ay Ka Dhex Muuqadan Ayaa Waxa Isku Taagay Dhalinayro Isku Xil Qaantay Oo Inta Badan Waxa U Qabtay Raaci U Garagaar Ilaahay Hakuu Gargaaree Hayiyada Oo U Taagan Inay Caawiso Dadka naafacada Ah ee Dhibaataysan

 

Inta Badan Bulshada Kala Duwan Oo Aan LAhay Waxa Daryeela AMa Dawlada Ka Damqata Oo Isku Taagta Meel Kasta Oo Ay Kale Qayb Qaadata Dhibaatooyinka Ka Duwan Ee La Soo Darista Dadka Naafada Ah Waxa U Kacay Dhalinayaradan

fadlan Kala Xidhiidh Taleefanada Iyo Zaadka Shaasahada Kaaga Muuqda