Gudoomiyaha maxkmada sare  Somaliland aaden xaji call ayaa booqasho ku tagay xarunta cilmi  barista ashaadibiya london Waxaana goobtan kusoo dhaweyay  maamulka sare ee Ashadibiya group oo uu hogaaminaayo sheikh macalim cabdifatax Cali Axmed iyo gudoomiye siciid abdirashid caarshe iyo gudida sare ee ashaadibiya  gudoomiyaha ayaa ahaa mid aad ugu farxsanaa xafladan lagu soo dhaweyay  gudoomiyaha maxakamada sare ayaa ahayd mid aad u raaligalisay isgo goobtan kasoo dhex  muuqden rag ay isku jaamacad ahaayeen oo saaciibadiiya kana tirsan maamulka sare ee ashaadibiya xafladan ayaa ahayd.mid ay ka muuqatay qiimayn iyo qadarin gaari   isgoo gudoomiye aaden xaji Cali and ugu farxay xaruntta ashaadibiya iyo  masdjidka Ashadibiya ee magaalada London