20 – Dec – 1984 Saacadii Dilka 7:00 Aroornimo Warqadii magacyada ladilayey Goobta Kaabada madaarka burco Maalinta khamiis 34 sanno ka hor maanta oo kale 20 -12 -2018 waxay ku beegan tahay dil wadareedkii dawladii siyaad barre ku fulisay 43 qof oo kasoo Jeeda Somaliland. Maanta Waxay Ku Beegnayd Sanad Guuradii 34 Aad Ee Ka Soo Wareegtay Markii Magaaladda Burco Lagu Toogtay 42 Kii Oday. 20.12.1984 Waxaana Toogtay Taliskii Siyaad Bare. Akhri Magacyada Ragaasi. una Ducee In Eebe u Naxariisto. HR.192/84 RG Burco, 20/12/84 UJEEDDO:- FULIN XUKUN DIL AH KU XIGEENKA XEER-ILAALIYAHA GUUD CQS MARKUU ARKAY:- Go’aanka Maxkamada Dagaalka C.Q.S. Lam 190/84 ee 20-12-84, kaas oo lagu cayimay ciqaabta dilka ah ee lagu xukumay eedaysanaasha kala ah. 1- Dilsuge – Qaasin Qodax Jaamac 2- “ – Cabdiraxmaan X. Maxamed Siraad 3- “ – Ciise Ibraahin Ismaaciil 4- “ – Siciid Maxamed Ismaaciil (Madoobe) 5- “ – Aadan Nuur Ismaaciil (Coraaq) 6- “ – Yaasiin Axmed Warsame (Soonaani) 7- “ – Axmed Cabdi Xasan 8- “ – Cabdi Maxamed Cali (Dhagjar) 9- “ – Axmed Yuusuf Mire 10- “ – Cabdi Jaamac Xasan (Sanweyne) 11- “ – Maxamed Yuusuf Ismaaciil (Comaas) 12- “ – Axmed Xasan Ismaaciil (Yunbur) 13- “ – Diiriye Cismaan Yuusuf (Laba Lugood) 14- “ – G/le Maxamed Cali Qorane 15- “ – Ex.S/A.Shukri Maxamed Samatar – (Qurmiye) 16- “ – Ismaaciil Saalax Wiriye “ 17- “ – Maxamed Samatar Axmed “ 18- “ – Saleebaan Hirad Aadan “ 19- “ – Cali Cabdi Xasan “ 20- “ – Aadan Jaamac Warsame “ 21- “ – Maxamed Maxamuud Cabdi “ 22- “ – Axmed Ismaaciil Maxamed “ 23- “ – Cali Cumar Diiriye “ 24- “ – Muuse Xasan Ibraahin “ 25- “ – Cali Giire Cabdi “ 26- “ – C/laahi Maxamed Faarax Taakuliye 27- “ – Aadan Cali Ibraahin Qurmiye 28- “ – Cabdi Maxamed Yuusuf Taakuliye 29- “ – Cabdi Xasan Jaamac “ 30- “ – Cabdilaahi Xuseen Nuur Korto 31- “ – Cali Xuseen (Inta dambe way masaxantay) 32- “ – S/Alifle Axmed (Inta dambe way masaxantay) 33- “ – Magacu wuu masaxmay 34-Dilsuge – S/Alifle Faarax (Inta dambe way masaxantay) 35- Edsane- Jaamac Cabdilaahi Saciid 36- “ – Dable Maxamed Cige Xabad 37-Edsane – Cabdi Cali Axmed 38- “ – Saciid Cismaan Geelle 39- “ – Abuukar Cabdilaahi Rooble 40- “ – Cabdilaahi Saalax Giir 41- “ – Cawil Saalax Giire 42- “ – Ibraahin Maxamed Xandulle (Ina Aar) – Maqane 43- “ – Cabdi Xuseen Dheere – Maqane In la fuliyo maanta 20/12/84 Saacadda 0700 subaxnimo laguna fuliyo goobta toogashada Burco. MARKUU ARKAY:- QOD.227 XEER MARKUU ARKAY:- QOD. 69 XEER MARKUU ARKAY:- Xeer lam 54 ee 14.8.82 WUXUU GO’AAMIYEY. In go’aanka maxkamadda la fuliyo laguna fuliyo meesha iyo waqtiga ay cayintay, ayna fuliyaan koox ciidan ah oo hogaaminaayo Sarkaal ku haboon isaguna C.Q.Sida kuwaas ahaan K.D.S.iyo daraawiishta Booliiska. WUXUU KALOO GO’AAMIYEY. In aasidda dadka iyo wixii kharaj ah loo xilsaaray D/Hoose ee Burco si toos ahna uu u maamulaya Guddoomiyaha Maamulka Degmada Burco. Rabi naxariistiisa ha ugu deeqo….. Sawirada iyo qoraalka inta sare Sakariye (Cabdi Kariim) Qoraalka inta hoose ee listga magacyada iyo faahfaahinya dhacdada iyo xukunkana (Naima Gaandaa). Eddited and produced by M.Essa Maygaag.