,Daawo Sawirro:—-Xaflad Balaadhan Oo Ka Dhacaday LONDON Oo Lagu Soo Dhawaynaayay Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Mudo Ku Sugnaa Dalka UK

 

London:-(Waxsansheeg News)-Wasiirka Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Oo Mudo Ku Sugnaa Dalka Ingiriiska Ayaay Jaaliyada Somaliland Ee UK Gaar Ahaan Jaaliayada G/Awdal Kusoo Dhaweeyeen Xafalad Balaadhan Oo ka Dhacaday Badhtamaha Magaalada London, Wasiirka oo Si Faraxadleh Uga Dareen Celiyay Una Akhriyay Khudbad Qiimo Badan  dadwaynihii Goobtaasi Ku Sugnaa

.Sidaad ka Aragtaan Sawirada Xafladan Ayaa Kusoo Gabo Gaboowday Jawi faraxadle Maansha Allah.C2 C3 C4 C5 C6 C7 C8 C6C10

Waxsansheeg News/London Office

Info@waxsansheeg.com