Wasiirada Xidhiidhka Golayaasha Iyo dastuurka JSL Iyo Wasiirka Cadaalada JSL Oo Booqday Xarunta Tacliinta Diinta Ee Ashaadibi Oo Ku Taala East London

London:–Waxsansheeg News)-Wafti Wasiiro Ah Oo Uu Hogaaminaayo Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Dastuurka Somaliland Md Maxamed Xaji Aaden Cilmi Iyo Wasiirka Cadaalada Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Oo Safar Shaqo Ku Joogay Baryahanba Dalka UK Ayaa Maalintii Shalay 25-11-2018 Booqday Xarunta Guud Ee ASHAADIBI Oo Ah Goob Lagu Barto Culuunta Diinta Quraanka Carabiga TUITIONS Science Tuitions, Waxa Kale Oo Goobtan Ku Taala Jaamacad Islamik University,Waxa Kale Oo Lagu Bartaa Laguna Diyaariya Barashada Black Cup Taxsiga  Waxa Kuugu Yaala Goobtan Daryeel Express Xawaalado Tigidho Maktabad Aad Ka Helayso Buugaag Iyo Cuntooyinka Kala Duwan.

Labada Wasiiradan Ayaa aad Ugu  Faraxay Goobtan Shaadibi Center oo At Ka Qalin Jabiyaan Arday Tiro Badan Oo Tayo Leh Xaafidal Quraan Maansha Allah,Ashaadibi Center Waxay Ku Taala Magaalada LONDON Gaar Ahaan 3rd Floor,160-170 Cannon Street Road E1 2LH

 

sawirka ashadibi iyo wasiirada,

Ashaadibi Group Center

3rd Floor,160-170

Cannon Street Road

E1 2LH

sawirka ashadibi iyo wasiirada