Maamulka Sare Ee Dugsiga Amal Secondery Schoo Ee Magalada Burco Ayaa Bilaabay Olale Dhir Beeris Ah Oo Kuso Nolaynayaan Bilicda Magalada Burco. Maamulaha dugsiga sare ee amal secondery school ee magalada burco oo inta badan ka qayb qaata baahiyaha asaasiga ah ee bulshada danyarta ah ee magalada burco ubaahantahay ayaa manta bilaabay barnaamij wax tar iyo fa’ido uleh bulshada ku dhaqan magalada burco barnaamijkaa oo dhir ku beerayeen goobaha muhiimka ah ee bulshadu is timaasho sida agaarka dusgiga masaajida lyo hareeraha laamiyada goobaha inta badan bulshadu isticmasho.

maamulaha dusgiga xasan formula ayaa ku dhiiri galiyay ardayda iyo macalimiinta dugsiga inay u adeegan bulshada danyarta ah ee magalada burco maamulaha ayaa dhawaan waxbarasho bilaash ah siiyaya ardayada ay dhaleen ciidamada qaranka somaliland ee kusugan jiida kuwaas hada ka mid ah ardayda dhigata dugsiga amal ee magalada burco .
Maamulka gobalka togdheer iyo xukuumada somaliland ayaa ku amaantay maamule xasan formula is garab taaga uu usameyay ubadka ay dhaleen ciidamada qaranka somaliland ee waxbarashada bilaashka ah ku dhigta dugsiga sare ee aml ee magalada burco.
Image may contain: plant and outdoorImage may contain: plant and outdoorImage may contain: 4 people, people standing, outdoor and natureImage may contain: plant, outdoor and natureImage may contain: outdoorImage may contain: plant and outdoor