Safaarada Somaliland Ee UK Oo Qado Sharaf Ku Sagootiday Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Md Cirro  Faahfaahinta Hoos Ka Eeg& Sawirro

London:(Waxsansheeg News)–Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka UK Ayaan Mahamed Mahamuud Ashuur Iyo Saraakiisha Safaarada Oo U Kamid Yahay Ruug Cadaa Daahir Tukaale,Iyo  Yurub Qaalib Faarah Iyo Dublamaasiyiin Kale Ayaa Casumaad Balaadhan Oo Qado Sharafeeda Ku Maamuusay Kuna Sii Sagootiyay Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ( Cirro) Iyo Qaarkamida Saraakiisha Xisbiga WADANI Oo Baryahanaba Ku Sugnaa Dalka UK,  Qado Sharafeedkan Iyo Qaabilaadan Safaarada Somaliland UK Ayaa Waxa Kamid Ahaa Jaaliyada Reer Somaliland Iyo  Abwaano Boqor Axmed Iimaan, Abwaan Maxamed Aden Dacar,Iyo Abwaan Xildhibaan Dheeg,Xildhibaan Xoog, Aqoonyahano Iyo Xubno Badan Oo Muhiima Odayaal Salaadiyiin  Waxaana Goob Joog Ka Ahaa Saxaafada Somaliland Qaybo Kamida Xafladan Ayaa Ahayd Mid Aad U Qurux Badan Waxaana Halkaasi Khudbad Qiimo Badan Ka Akhriyay Safiir Ayaan Ashuur, Waxaana Ka Mahad Celiyay Gudoomiye Cirro Waxaana Duco Kusoo Gunaanaday Sh Maxamuud Sh Axmed Dalmar,Halka Uu Xildhibaan Dheeg Kula Dardaarmay Bulshada Iyo Safaaradaha Kale Inay Isku Wadaan Bulshada Mucaarid Iyo Muxaafidba Kuna Daydaan Safiir Ayaan Mahamed Mahamuud Ashuur Oo Lagu Tilmaamay Mid Guul U  Horseeday Looguna Hambalyeeyay Arinka Soo Dhawaynta Ah Ee Ay Muujisay,Xafladan Ayaa Kusoo Gabo Gaboowday Guul Iyo Farxad Waxaana Halkaasi Lagu Sii Sagootiyay Gudoomiye Cirro,

C6

C1

C2 C3 C4 C5 C6 C7 C8C6 C10 C11 C12 C13 C14 C15 C16 C17

Xafiiska Waxsansheeg News Ee London UK

Info@Waxsansheeg.com