Oslo:—-Ogaysiis Dhamaanba Jaaliyada Reer Somaliland Ee dalka Norway kasoo Qaybgal Xafalada Soo Dhawaynta Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md  Maxamuud Jamac Warsame Malinta Arbacada

10 10,2018–Wixii Faah faahina Hoos Ka Eeg

Afayeenka Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mudane Maxamuud Jamac Warsame Malinta Arbacada 10,10,2018 Goobtu waa Anker Hutel ee Magalada Oslo wakhtigu waa 6fiidnimo (18 pm

Xaga Xidhiidhinta Barnaamijka Weriye Mohamed Jama Dhiif

Wixii Faah Faahina Kala Xidhiidh

Mj Dhiif Iyo Maamulka Jaaliayad SWDO Oslo Norway

Fadlan Ilaali Wakhtiga  Soona dadaala

ogaysiis-bigwac